Soomaaliya oo u codeysay qaraar ka dhan ah Muslimiinta Uyghur ee dalka Shiinaha

Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku guul daraystay inay meel mariyaan qaraar la doonayey in sannadka dambe dood laga yeesho, oo lagaga hadlo tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee ka dhacay gobolka Xinjiang, ee dalka Shiinaha, tacadiyadaas oo si gaar ah loogu geysto qowmiyadda Uyghur iyo muslimiinta kale ee gobolkaas ku nool. … Continue reading Soomaaliya oo u codeysay qaraar ka dhan ah Muslimiinta Uyghur ee dalka Shiinaha